©2019 Abaayo Assistans tillhör och drivs av Vård 24. orgnr: 559019-7991

   Icon made by Freepik from www.flaticon.com

Kontakta oss! 

Emali: hej@abaayo.org  |  Tel: 073-7874637

  • Black Facebook Icon
  • Black Instagram Icon

Ku soo Dhawoow Abaayo Assistans

Ma doneysaa Caawimaad, Taageero iyo khibrad xagga xaquuqdaada?

Abaayo assistans  ayaa ka hool gasha dalka Sweden oo idil. Abaayo Assistans waxeey  macaamiisheeda diyaar ula tahay caawimaad, taageero, firfircooni iyo khibrad dheer xaga sharciyada iyo fulinta adeega personlig assistans, ledsagarservice & avlösarservice.

 

Abaayo assistans oo ka mid ah Vård 24 Teamet ayaa la aasaasay bilowgii 2015. Shaqaalaha Abaayo Assistans ayaa iskugu jiro team luqado kala duwan ku hadlo kuna qoto dheer sharciga naafada ee LSS. Waxaa kale oo eey wada-shaqeyn ka dhaxeeysaa Looyar oo hadii loo baahdo u heegan in caawimaad dheerad ah siiyaan macaamiisha Abaayo Assistans.

 

Abaayo Assistans  waxaa aasaasay masuulo bulshada Sweden aad uga dhax muuqda ee sumcad wanaagsan ku leh. Waa masuulo diyaar u ah wax qabadka macaamishooda meelkasto eey Sweden ka joogaanba.

Ma waxaa tahay qof codsigi ugu horeeyay hada sameeynayo? Ma waxaa tahay qof codsigi loo ogalaaday ee doonaya in laga caawiyo fulinti, mise waxaa rabtaa in aad kasoo badalato shirkad ama kommun?

Midkeey ahaataba soo dhawoow.